Top Songs By Hanad Bandz
Similar Songs
Credits
COMPOSITION & LYRICS
Hanad Bile
Songwriter
Lyrics
Markaan ku arko, waan
Ka mafsuudi laa
Waxaan aduun, soo maree (soo maree)
Danbi, ku galee (ku galee)
Markaan ani, is nacee (nacee)
Adigaa samir, i baree (i baree)
La kulme, ma murugooyin! (murugooyin)
You told me ha iska ooyin (ha iska ooyin)
Dhaban kaagu, yaanun qooyin (yaanun qooyin)
Waligaa, ha niyad jabin
Markaan ku arko waan, ka mafsuudi laa (mafsuudi laa)
Murugadaan qabee, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Muuqaagu wuu, iga meeri laa (iga meeri laa)
Dhibkaan soo maree, hooyooy macaan (hooyooy macaan)

Ooh, woo, woo, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
91, kasoo qaxdo, dagaaloo (dagaaloo)
Magaalo cusub, afka ma taqaanoo (ma taqaanoo)
Kaligaad baa, kasoo baxdoo, dhibaatoo (dhibaatoo)
Adigaa mama u qalmo, amaantoo (amaantoo)
Waad nasoo korisee (korisee)
Anakoo shiidaa, na kool koolisee (na kool koolisee)
Markaan ooyo, laabta igu seexisee (igu seexisee)
Guri sharaf leh, adigaa soo dhisee (soo dhisee)
Hooyo (hooyo)
Waan ku mahad celinaa, laantaa duruuftaa kama bixi laa! (kama bixi laa)
Wa maantaa, maalinta kuu sheegi laa (kuu sheegi laa)
Inaa tahay qofka isiiya kalsoonidaa (kalsoonidaa)
Hooyoo (hooyoo)
Waan ku mahad celinaa, laantaa duruuftaa kama bixi laa! (kama bixi laa)
Wa maantaa, maalinta kuu sheegi laa (ki sheegi laa)
Inaa tahay, qofka isiiya kalsoonidaa (kalsoonidaa)
Ducadaadaan, ku guuleestaa (guuleestaa)
Naxariistaada baa, ii sababtaa (ii sababtaa)
Inaan gaaro, xagaan gaari karo (xagaan gaari karo)
Hooyo la'aanta ma istaagi karo (ma istaagi karo)
Ducadaadaan, ku guuleestaa (guuleestaa)
Naxariistaada baa, ii sababtaa (ii sababtaa)
Inaan gaaro, xagaan gaari karo (xagaan gaari karo)
Hooyo la'aanta ma istaagi karo (ma istaagi karo)
Markaan ku arko waan, ka mafsuudi laa (mafsuudi laa)
Murugadaan qabee, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Muuqaagu wuu, iga meeri laa (iga meeri laa)
Dhibkaan soo maree, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Markaan ku arko waan, ka mafsuudi laa (mafsuudi laa)
Murugadaan qabee, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Ooh, woo, woo, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Markaan ku arko waan, ka mafsuudi laa (mafsuudi laa)
Murugadaan qabee, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Muuqaagu wuu, iga meeri laa (iga meeri laa)
Dhibkaan soo maree, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Markaan ku arko waan, ka mafsuudi laa (mafsuudi laa)
Murugadaan qabee, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Ooh, woo, woo, hooyooy macaan (hooyooy macaan)
Written by: Hanad Bile