album cover
Qac
7
Afro-Beat
Qac was released on April 25, 2024 by GayreOriginal as a part of the album Murzall Gayre - EP
album cover
Release DateApril 25, 2024
LabelGayreOriginal
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM101

Credits

COMPOSITION & LYRICS
Mursal Sahal G
Mursal Sahal G
Songwriter
Myrsal A Sahal
Myrsal A Sahal
Songwriter
Tamesgen Mras H
Tamesgen Mras H
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Joonathen kill
Joonathen kill
Engineer

Lyrics

Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Waxan la igu wado
Waxba iga tari waa
In Dadka la igu diro
Marna la igu kari waa
Xumaanta lawadana
Melna la iga marin waa
Iskiriri bam bam
Waxba la iga qaadi waa
Hadalada qaar
Dhaguhu ma maqlan
Ku waan hadlaya
Hoos bay marayaan
Hadalada qaar
Dhaguhu ma maqlan
Ku waan hadlaya
Hoos bay marayaan
Didayaa wan diidayaa
In dibin la ii dhigo
Waan diidayaa
Didayaa wan diidayaa
In dibin la ii dhigo
Waan diidayaa
Markan ka amuusay
Isku kay diraan
Hadaan la hadlana
Laciif bay noqdaan
Markaan heesaba
Habaar bay wadaan
Magacaygana ma
Maqli karaan
Markan ka amuusay
Isku kay diraan
Hadaan la hadlana
Laciif bay noqdaan
Markaan heesaba
Habaar bay wadaan
Magacaygana ma
Maqli karaan
Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Waxkasto la sheego
Waxba la igu qasbi waa
In dhulka la i dhigo
Halmar la awoodi waa
Hadal la yodhina
Marna la igu siri waa
Skiriri bam bam
Warba la iga heli waa
Waqtiyada yaaq
Way iska qaylinayan
Ku waan heesaya
Hadal bay hayaan
Waqtiyada yaaq
Way iska qaylinayan
Ku waan heesaya
Hadal bay hayaan
Diidaya wan diidaya
In dibin la ii dhigo
Waa diidayaa
Diidaya wan diidaya
In dibin la ii dhigo
Waa diidayaa
Qasri inan dhistay
Ii ma qiri karaan
Waxan qorayaba
Ma qaybi karaan
Murtidaydana
Ma qeexi karaan
Qalinkaygana
Ma qaban karaan
Qasri inan dhistay
Ii ma qiri karaan
Waxan qorayaba
Ma qaybi karaan
Murtidaydana
Ma qeexi karaan
Qalinkaygana
Ma qaban karaan
Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Oh oh qac baa yedhay
Oh oh qam baa yeraysa
Written by: Mursal Sahal G, Myrsal A Sahal, Tamesgen Mras H
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...