Featured In

Credits

COMPOSITION & LYRICS
Abdikadir Muse Bashir
Abdikadir Muse Bashir
Songwriter

Lyrics

Xassan kaffi In the house
Iga daa ciyaarta
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga iskiifo
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga iskiifo
Boqorka banaanka jiifo dabka kula xiimaan ahay
Ratiga barqabka ee hasha dhacsani baan ahay
Wiilka mawlaca shitee buula rig dagan nahay
Baynadiisa dhaxda dhexda kalulan baan ahay
Bidhaantiisa lola jeedo gobolka banaadir
Xasan kaafi muxuu yiri buufi cayayaanka
Babi babi babi babi nacalaa sheydaan kuyale
Iga baro dadka is daji waryaaiskiiifoo (ku rid)
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga Iskiifo
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga iskiifo
Ceelkii bulaale gol hor weyn baan ka shube
Xafadeedii barmuuda arbi dheer baan ka ride
Baardheere wabiga saar baan ku xidhee
Baladkii goldogob bodka dhaantaan ku tumay
Bartamaha cali yaale shirin baan ku dheele
Boqoradii qardho dhowr beri la jooge
Belistii hargeysa jawidagan la qaatee
Hoo basbaaska bul dheh waryaa iskiifo (ku rid)
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga Iskiifo
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga iskiifo
Ninka buuga xaday xagee buu ku yeerin
Barxada iskeen been been dhamaatay
Aaway bulshadeydi dawasha wacan (ku rid)
Baaburka xamulkan dusha kaa marin
Jaran jaro camal kugu socon boolo
Shacabka Beirut qeylodhaan udirso
Boqorka raabka waa ikan Barasho wacan
Buuga dhulka dhig dib udag kurid iskiifo (ku rrrid)
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga Iskiifo
Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan
Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan
Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan
Calankeega waa buluuga iskiifo
Waraa jeerikoow
Lamo lamo usoodaa lamo lamo hehee (ku rid)
Written by: Abdikadir Muse Bashir
instagramSharePathic_arrow_out