Featured In

Credits

PERFORMING ARTISTS
Suldaan Seeraar
Suldaan Seeraar
Performer
COMPOSITION & LYRICS
Abdi Yare Caaqilka
Abdi Yare Caaqilka
Songwriter

Lyrics

Xurmiyo arashiyo wanaag
Xaq dhawr wacaniyo dulgaad
Hidiyo dhaganiyo xishood
Midii lagu xeerayeey
Midii lagu xeerayeey
Xurmiyo arashiyo wanaag
Xaq dhawr wacaniyo dulgaad
Hidiyo dhaganiyo xishood
Midii lagu xeerayeey
Midii lagu xeerayeey
Xabiibtaan doonayay
Markaan xubiyey ku tabo
Jidhkaa xubin xubin u kacoo
Xusuustaada qalbiga
Ku soo wada xaadirtoo
Xasilay xasilay goortaan ku helay
Xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay
Xabiibtaan doonayay
Markaan xubiyey ku tabo
Jidhkaa xubin xubin u kacoo
Xusuustaada qalbiga
Ku soo wada xaadirtoo
Xasilay xasilay goortaan ku helay
Xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xulkii quruxdaa tahee
Mivyay xubiyey cid kale
Macaan ku xagiri kartaa
Macaan ku xagiri kartaa
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xulkii quruxdaa tahee
Mivyay xubiyey cid kale
Macaan ku xagiri kartaa
Macaan ku xagiri kartaa
Adaa xilkasnimo ku wacan
Xan ivo kuma galo masayr
Xogteenana nacab ma helo
Gobaad tahay xila janooy
Gobaad tahay xilo janooy
Adaa xilkasnimo ku wacan
Xan iyo kuma galo masayr
Xogteenana nacab ma helo
Gobaad tahay xila janooy
Gobaad tahay xilo janooy
Intii xusulkay xabaal
Xagiig ka sareeyo'oo
Dunida xay aan ku ahay
Xilkeenooo aan gutiyo
Qoyskeenoon xuman ka jiro
Ayaan ayaan u xil saaranee
Xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay
Intii xusulkay xabaal
Xagiig ka sareeyo'oo
Dunida xay aan ku ahay
Xilkeenooo aan gutiyo
Qoyskeenoon xuman ka jiro
Ayaan ayaan u xil saaranee
Xasilay xasilay xasilay goortaan ku helay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xulkii quruxdaa tahee
Miyay xubiyey cid kale
Macaan ku xagiri kartaa
Macaan ku xagiri kartaa
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xariirta la daawadiyo
Iftiinkii xamar bilaay
Xulkii quruxdaa tahee
Miyay xubiyey cid kale
Macaan ku xagiri kartaa
Macaan ku xagiri kartaa
Written by: Abdi Yare Caaqilka
instagramSharePathic_arrow_out